Dal Afrika kuyaala oo dhaqan galinaya sharci dambi ka dhigaya guurka khasabka ah

Dowlada Morocco ayaa dhaqan galineysa sharci cusub oo dambi ka dhigaya guurka khasabka ah iyo sidoo kale faro xumaynta iyo tacadiyada kale ee galmada la xariira ee dumarka lagula kaco. Dalka Marocco ayaana waxaa kusoo kordhaya guurka khasabka ah iyo tacadiyada kale ee dumarka loo geesto, waxa ayna dowlada dooneysaa in la dhaqan galiyo sharci adag oo … Continue reading Dal Afrika kuyaala oo dhaqan galinaya sharci dambi ka dhigaya guurka khasabka ah